💎 PREMIUM: Wiki/DNA - Full Gallery 2025

Jump to content

DNA

Ka Wikipedia

DNA (deoxyribonucleic acid) waa molekuul ka kooban xeerka hidde-sideyaasha noolaha. Tan waxaa ku jira xayawaan, dhir, brotista, archaea iyo bakteeriya. Waxay ka kooban tahay laba silsiladood oo polynucleotide ah oo ku jira heliigs labanlaab ah.